Isku aadka kooxaha ka qeyb galaya tartan ka furmi doona Baladweyne oo lagu dhawaaqay

0
70

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Hirshabeelle ee degmada Baladweyne Cabdi Casiis Shiiq Axmed Cadoow (Jaaburi) ayaa radio Beerlula uga waramay isku aadka kooxaha ka qeyb galaya tartan loogu magac daray Korneel Faarax Gubadley oo maalinta jimcaha ka furmi doono magaalada Baladweyne.

Cabdi Casiis Shiiq Axmed  ayaa sheegay in tartankan ay ka qeyb gali doonaan 12 kooxo oo laga soo kala xulay xaafaddaha magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here