Kooxaha Waabari (VS) B/weyn cty oo lagu Daahfuray Tartan Ka Furmay Baladweyne & Hordhaca Kulanka Galabta isala Tartankan Inbox x

0
40

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha waabari iyo b/weyne cty oo kawada tirsan Degmada Baladweyn ayaa Noqday labadii kooxood ee ugu Horeesay oo lagu Daahfuro Tartanka Horyaalka kubada Cagta Faarax Gubadleey

Labada Qeeybood ee Ciyaarta ayeey labada kooxoodba Sameeyeen isku Dayo loo fiankaray Goolal inkastoo Ciyaartan aay kusoo Idlaatay Barbaro 0-0 ah

Isla Tartankan waxaa Galabta isaga Hor imaan Doona Kooxaha Gaana iyo Syl oo ku jira Group A

Labada Kooxood ayaana ku Raja weeyn ineey la yimaadaan Natiijo ka Duwan Kooxaha  waabari iyo b/weyne cty oo Ciyaartoodu ku Dhamaatay Bareejo Goolal La’aan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here