labo kooxod oo galabta fooda isku daray garoonka laqanayo ee Baladweyne

0
32

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Gana iyo syl oo kawada Tirsan Group A ayaa Ciyaaray galabta kulan katirsan Tartanka Faarax Gubadleey oo Shalay Laga  Daahfuray Magaalada Baladweyne.

Kooxda Gana ayaa kulankaan ugu awood sheegatay Syl 2-0.

Gana ayaa noqotay Kooxdii ugu Horeeysay oo gool ka dhilsa Tartankan halka Syl ay noqotay Kooxdii ugu horeeysay oo guul daro Tartankan kala Kulanto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here