Gaadiidka iyo Buulada oo galabta ku wada ciyaaray garoonka laqanyo ee Baladweyne

0
35

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Gaadiidka iyo Buulada ayaa galabta ciyaaray kulankoodii ugu horeeyay tartanka kubada cagta Faarax Gubadleey ee degmada Baladweyne.

Labada Kooxood ayaa galay bareejo 3-3 ah kadib markii labada dhinac ay soo bandhigeen qaab ciyaareed wanaagsan.

Gaadiidka iyo Buulada ayaa ku wada Jiray Groupka B waxaana isla Groupkan Berito ku balansan Iftin iyo Xidigaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here