Isku aadka tartanka isdhax galka afarta xaafadood ee Baladweyne oo lagu dhawaaqay.

0
29

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xiriirka kubadda cagta degmada Baladweyne ayaa soo saaray isku aadka kooxaha ka qeyb galaya tartan maalinta beri ah ka furmi doono xarunta shantarka ee magaalada Baladweyne kaasoo ay ka qeyb gali doonaan sideed kooxood oo laga soo kala xulay xaafaddaha magaalada.

Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta degmada Baladweyne Abshir Xaashi Weheliye ayaa Radio Beerlula uga waramay hadafka laga lee yahay tartankan iyo qaabka ay iskugu aadiyeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here