kulamada Galabta lagu balansan yahay Baladweyne

0
21

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka is dhax galka afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne ayaa maanta lagu wadaa inuu ka furmo xarunta shantarka ee magaalada.

Kooxaha Xaawo Taako A iyo Kooshin A ayaa lagu daah furi doona tartanka galabta.

Dhanka kale tartanka loogu magac daray Korneel Faarax Gubadley ee ka socda garoonka Laqanayo ayaa waxaa galabta ku wada balansan Iftin iyo Xidigaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here