Kulamada ciyaaraha ee galabta ka dhacaya Baladweyne

0
66

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Al ahli  iyo Alhilaal ayaa galabta ciyaaraya kulankoodii ugu horeeyay tartanka kubada cagta Faarax Gubadleey ee degmada Baladweyne.

Labada Kooxood ayaa ka wada tirsan  Group C Al ahli  iyo Alhilaal ayaa garoonka Laqanyo soo wada gali doona saacadda marka ay tahay  4:00 galabnimo.

Dhankale.

Tartanka isdhaxgalka bulshada afarta Xaafadood ee magaalada Baladweyn waxaa Galabta Ciyaaraya kooxo kala matalaya Buunda weyn A iyo Xaawo Taako B

Ciyaarta u dhexeeysa labadan kooxood oo ku jira groupka A aya waxaa aay soo gali doonta 4:30 waxaana aay ku ciyaari doonaan shantarka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here