Tartanka loogu magacdaray Korneel Faarax Gubadley oo si habsami leh uga socda garoonka Laqanyo ee Baladweyne.

0
25

Baladweyne(Radio Beerlula)- Garoonka laqanyo ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa si habsami leh uga socda tartanka loogu magac daray Korneel Faarax Gubadley, iyadoo tartankan ay ka qeyb galaya ilaa 12 kooxood.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here