Kooxaha Midnimo iyo Holac oo galabta fooda is daray iyo kulankii isdhaxgalka oo baaqday

0
46

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka isdhaxgalka afarta xaafadooda ee magaalada Baladweyne ayaa oo galabta ay ku balansanayeen  kooxaha Buundo weyn A iyo Xaawo Taako B kuwaasoo ka wada tirsan Group A ayaa baaqatay, sida guddiga ay noo sheegeen.

Sidoo kale waxaa galabta tartanka korneel Faarax Gubadley wada ciyaaray kooxaha Midnimo iyo Holac oo ka wada tirsan Group C.

Kooxda Midnimo ayaa 2-0 kaga badisay kooxda Holac.

Boqolaal shacabka ayaa galab kasta ciyaaraha u daawasha taga iyadoo dhalinyaro badan oo shaqo la’aan ah ay madadaalo u noqotay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here