kulamada galabta ka dhacaya magaalada Baladweyne

0
26

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka isdhaxgalka afarta xaafadooda ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta wada ciyaaraya  kooxaha Buundo weyn A iyo Xaawo Taako B kuwaasoo ka wada tirsan Group A.

Sidoo kale waxaa galabta tartanka korneel Faarax Gubadley wada ciyaari doona kooxaha Midnimo iyo Holac oo ka wada tirsan Group C.

Boqolaal shacabka ayaa galab kasta ciyaaraha u daawasha taga iyadoo dhalinyaro badan oo shaqo la’aan ah ay madadaalo u noqotay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here