Baladweyne:- Kooxaha Buundo weyn, Howlwadaag, Dayax iyo Kudlanta oo galabta wada ciyaaray

0
60

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Buundo weyn B iyo Howlwadaag ayaa galabta ciyaar xiise badan ku dhaxmartay xarunta shanterka ee magaalada Baladweyne.

Kooxda Buundo weyn ayaa 8-4 kaga badisay kooxda Howlwadaag, iyadoo ciyaartan ay daawanayeen dhalinyaro badan.

Sidoo kale waxaa galabta tartanka korneel Faarax Gubadley ee ka socda garoonka kubadda cagta Laqanyo ku wada ciyaaray Dayax iyo Kudlanta iyadoo ciyaartooda ay ku soo dhamaatay barbaro 1-1.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here