kooxaha galabta ku balansan tartamada ka socda Baladweyne

0
62

Baladweyne(Radio Beerlula)- Galinka dambe ee maanta ayaa lagu wadaa in xarunta shanterka ee magaalada Baladweyne fooda isku daran kooxaha Buundo weyn iyo Xaawo Taako.

Sidoo kale waxaa galabta  tartanka loogu magac daray Korneel Faarax Gubadley  ee ka socda garoonka laqanyo ku wada balansan kooxaha Rugsan iyo Bacaadaha.

Dhalinyaro badan oo xiiseeya ciyaaraha ayaa maalin kasta u daawasha taga tartamadan ka socda magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here