Kala sareynta natiijada wajiga koowaad ee tartanka isdhaxgalka xaafaddaha Baladweyne oo lagu dhawaaqay

0
24

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta degmada Baladweyne Abshir Xaashi Weheliye ayaa soo saaray kala sareynta natiijada wareejig koowaad ee kooxaha ka qeyb galaya tartanka is dhaxgalka afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here