Xildhibaan dalbaday in la soo celiyo lacagta shilinka Soomaaliga ee laga isticmaalin Baladweyne

0
30

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xildhibaan Aadan Cabdi Faarax oo ka mid ah xildhibannada baarlamanka Hirshabeelle islamarkana ku sugan magaalada Baladweyne ayaa sheegay in xiligan dhibaatooyin kala duwan ay heystan shacabka magaalada Baladweyne taasoo ay ka dhaxleen isticmaal la’aanta lacagta shilinka Soomaaliga waxana uu ka dalbaday maamulka heer gobol iyo degmo ee gobolka Hiiraan iyo maamulka Hirshabeelle inay ku dadaalan sidii loo soo celin lahaa lacagta shilinka Soomaaliga oo muddo ka badan labo sano laga istcimaalin magaalada.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here