Duulimaadyada gegida diyaaradaha Hong Kong oo la hakiyay.

0
26

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaa hakad galay duulimaadyadii garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Hong Kong kaddib markii halkaas ay hareeyeen dibadbaxyada looga soo horjeedo dowladda oo galay maalinkii afaraad.

Kumanaan qof ayaa dibadbaxyo ka dhigayay garoonka diyaaradaha Hong Kong maalmihii lasoo dhaafay, waxaa uu kamid yahay meelaha ugu mashquulka badan caalamka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here