kulamada galabta laga ciyaaray tartamada kubadda cagta ee ka socda Baladweyne iyo natiijoyinka lagu kala badiyay

0
57

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wareega labaad ee tartanka is dhaxgalka afarta xaafadood ee magaalada Baladweyne  ayaa galabta ka bilowday xarunta shanterka iyadoo ay fooda is dareen kooxaha Kooshin A iyo Buundo weyn B iyadoona ciyaarta ay ku soo dhamatay 3-6 waxana lixda ku badisay Buundo weyn B.

Sidoo kale tartanka loogu magac daray Korneel Faarax Gubadley ayaa galabta waxaa wada ciyaaray kooxaha Baladweyne City iyo Waaberi.

Ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 1-2 waxana labada ku badisay Waaberi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here