Maalinta labaad ee Munaasabadda ciidul Adxa oo looga dabal degay Baladweyne.

0
24
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan iyo gobollada dalka ayaa maalintii labaad si weyn looga dabal degay munaasabadda ciidul Adxa.

Qaar ka mid ah shacabka magaalada Baladweyne ayaa radio Beerlula u sheegay in maalintii labaad ay si wanaagsan u ciideen.

Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here