Maamulka gobolka Hiiraan oo shacabka ka dalbaday inay ka shaqeeyaan nabadda iyo wadajirka.

0
70

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale oo la hadlay radio Beerlula ayaa shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidul Adxa waxana uu ka dalbaday inay ka shaqeeyaan nabad galaya islamarkana ay is caawiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here