Duqa Baladweyne oo sheegtay in 13-ka bishan si rasmi ah loo bilaabi doono qaadista canshuuraha.

0
29

Baladweyne(Radio Beerlula)- Duqa magaalada Baladweyne Safiya Xassan Sheekh Cali Jimcaale ayaa warsaxafadeed ay soo saartay ku sheegtay in 13-ka bishan ogosto si rasmi ah u bilaaban doonto qaadista canshuuraha guryaha, beeraha, gaadiidka iyo ganacsiga.

Afhayeenka dowladda hoose ee Baladweyne Nuur Maxamed Cali ayaa radio Beerlula u akhriyay warsaxafadeedka ka soo baxay duqa magaalada Baladweyne Safiya Xassan sheikh Cali Jimcaale.

Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here