kulamada galabta lagu balansan yahay tartamada ka socda Baladweyne

0
38

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka is dhaxgalka aarta Xaafadood ee magaalada Baladweyne waxaa la filayaa galabta inay wada ciyaaraan Kooxaha Buunda-weyn B  iyo Xaawo Taako A.

Ciyaarta labadan kooxood ayaa bilaaban doonta  04:30.

Dhanka kale waxaa wada Ciyaaraya Tartanka Faarax Gubadleey FC Dayax iyo Kulanta.

Labadan koxood ayaa kooxda laga badiyo ka hari doonta tartanka.

Ciyaarta ayaa bilaaban  doonto 04:30.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here