Kooxaha ka soo baxay tartanka is dhaxgalka iyo tartanka galabta ka dhacaya Baladweyne

0
38

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka loogu magac daray Korneel Faarax Gubadley ee ka socda garoonka Kubadda cagta Laqanayo ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta ku balansan kooxaha Rugsan iyo bacaadaha iyadoo kooxda laga badiyo ay tartanka ka hari doonto.

Sidoo kale waxaa la soo afmeeray wajiga saddexaad ee tartanka isdhax galka afarta Xaafadood ee magaalada Baladweyne waxana isku soo haray kooxaha kala ah.

Buundo weyn A.

Xaawo Taako B.

Buundo weyn B.

Holwadaag A.

maanta ayaa lagu wadaa in afarta kooxood ee isku soo haray loo sameeyo isku aad iyadoo maalinta beri ah dib loo bilaabi doono tartanka isdhaxgalka afarta xaafadood ee Baladweyne.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here