kooxaha Gaadiidka iyo Waaberi oo galabta ku balansan samafinalka tartanka Faarax Gubadley ee Baladweyne

0
34

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka loogu magac daray Korneel Faarax Gubadley ee ka socda magaalada Baladweyne ayaa maraya heer gaba gabo ah iyadoo maanta samafinalka tartankan ay wada ciyaari doonaan kooxaha Gaadiidka iyo Waaberi.

kooxaha Gaadiidka iyo Waaberi midii soo baxda ayaa la ciyaari doonta kooxda Iftin oo fadhisa finalka tartanka kadib markii 1-0 kaga badisay kooxda Rugsan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here