Isku aadka heerka guruubyada Champions League oo la sameeyey

0
41

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaa goordhow soo gabagaboobay isku aadka heerka guruubyada Champions League oo caawa lagu sameeyey Magaalada Monaco ee dalka Faransiiska.

Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa gashay guruub adag, waxaana ay Guruubka F la gashay Borussia Dortmund iyo Inter.

Real Madrid ayaa Guruubka A ku arki doonta naadiga PSG iyo Galatasaray, halka Bayern Munich ay guruubka B ku wajahayso Tottenham Hotspur.

Kooxda Juventus ayaa dhankeeda guruubka D kula jirta kooxda reer Spain ee Atletico Madrid.

Kulamada wareega group-yada waxaa la ciyaari doonaa September 17-18, October 1-2, October 22-23, November 5-6, November 26-7 iyo December 10-11.

Isku aadka oo dhammaystiran halkaa hoose ka eeg:-

Group A: PSG, Real Madrid, Club Brugge, Galatasaray

Group B:  Bayern Munich, Tottenham Hotspur, Olympiacos, Red Star

Group C: Manchester City, Shakhtar, Dinamo Zagreb, Atalanta

Group D: Juventus, Atletico Madrid, Bayer Leverkusen, Lokomotiv Moscow

Group E: Liverpool, Napoli, RB Salzburg, Genk

Group F: Barcelona, Borussia Dortmund, Inter, Slavia Prague

Group G: Zenit, Benfica, Lyon, RB Leipzig

Group H: Chelsea, Ajax, Valencia, Lille.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here