ISKU AADKA WAREEGA 3AAD EE CARABAO CUP

0
29

Baladweyne(Radio Beerlula)- Isku aadka wareega 3aad ee koobka Carabao Cup ayaa caawa la soo saaray iyadoo kooxaha Premier League ugu waa weyn ay ka qeyb galayaan wareegaan.

Kooxda difaacaneysa koobkaan ee Manchester City waxa ay la ciyaari doontaa wareega 3aad kooxda heerka labaad ee Preston oo ay marti u noqon doonaan.

ISKU AADKA WAREEGA 3AAD EE CARABAO CUP

Wolves vs Reading

Oxford United vs West Ham United

Watford vs Swansea City

Brighton & Hove Albion vs Aston Villa

Sheffield United vs Sunderland

Colchester United vs Tottenham Hotspur

Portsmouth vs Southampton

Burton Albion vs Bournemouth

Preston North End vs Manchester City

MK Dons vs Liverpool

Manchester United vs Rochdale

Luton Town vs Leicester City

Chelsea vs Grimsby/Macclesfield Town

Sheffield Wednesday vs Everton

Arsenal vs Nottingham Forest

Crawley Town vs Stoke City

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here