Baladweyne: kooxda Gaadiidka oo ku guuleystay kaalinta saddexaad ee tartanka Faarax Gubadley

0
24

Baladweyne(Radio Beerlula)- Rugsan iyo Gaadiidka   ayaa galabta u tartamay kaalinta sadaxaad Tartanka Faarax Gubadleey rugsan ayaa looga atkaaday 2 1 waxaana kaalinta Sadaxaad sidaas ugu guuleeysatay Gaadiidka

Finaalka Tartankan ayaa dhici doona maalmaha soo socda waxana fooda is dari doona kooxaha Waaberi iyo Iftin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here