Lionel Messi oo loo doortay weeraryahankii ee ugu fiicanaa sanadka

0
31

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xiddiga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa loo doortay gooldhaliyihii ugu fiicanaa xilli ciyaareedka.

Kabtanka kooxda Barcelona ee Leo Messi ayaa loo gacan geliyey abaal-marinta weeraryahankii ugu fiicanaa Champions League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay.

Xilli ciyaareedkii 2018/2019 ayuu laacibka reer Argentina ee Lionel Messi ku guuleystay gooldhalinta Champions League, waxaana Xalay uu ku guuleystay abaal-marinta gooldhaliyihii ugu fiicnaa sanadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here