Dhalinyarada Baladweyne oo bogaadiyay guusha Soomaaliya ka gaartay xulka Simbaawi.

0
36

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xulka kubadda cagta Soomaaliya  ayaa tartankii ay magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti kula ciyaareen xulka kubadda cagta Simbaawi sameeyay tariikh cusub kadib markii hal iyo eber ay kaga badiyeen Simbaawi  tartanka isreebreebka koobka aduunka ee lagu wado in lagu qabto dalka Qadar sannadka 2022-ka, taasoo farxad iyo idilolo ku abuurtay shacabka Soomaaliyeed.

Dhalinyarada magaalada Baladweyne ayaa bogaadiyay guusha ay soo hooyeen xulkeenna islamarkana u rajeeyay in lugta labaad ee ay la ciyaari doonaan xulka simbaawi ay guul ka gaaran.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here