Tartanka Faarax Gubadley oo galabta la soo gabagabeynayo.

0
31

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta degmada Baladweyne ee Hirshabelle Cabdicasiis Axmed Sheekh Jaaburi ayaa radio Beerlula u sheegay in maanta la soo gaba gabeynayo tartanka loogu magac daray Faarax Gubadley islamarkana finalka tartankan ay wada ciyaarayaan kooxaha Waaberi iyo Iftin.

Cabdicasiis Axmed Sheekh Jaaburi ayaa ka socday shacabka iyo ciyaartooda inay xili hore ay yimadan garoonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here