Kooxda Waaberi ee Baladweyne oo ku guuleystay tartanka faarax Gubadley.

0
7

Baladweyne(Radio Beerlula)- Duqa magaalada Baladweyne Marwo Safiya Xassan Sheekh Cali Jimcale iyo xubno ka tirsan maamulka Hirshabeelle  ayaa ka qeyb galay  gunaanadka tartanka loogu magac daray Korneel Faarax Gubadley oo  finaalka ay wada ciyaareen kooxaha Waaberi iyo Iftin.

Kooxda Waaberi ayaa 4-2 rigoorayaal ah kaga  badisay kooxda Iftin iyadoo koobka Faarax Gubadley ay ku guuleystay kooxda Waaberi.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here