Natiijooyinka Kulamadii laga ciyaaray Muqdisho

0
13

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kaaraan iyo Heliwaa ayaa Galabta Ciyaaray Kulan katirsan Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir barbaro 2-2 ah ayeey kusoo dhamaatay ciyaartooda

Sido kale waxaa ciyaaray Shibis iyo wadajir

Shibis ayaa afar iyo waxba kaga adkaatay dhigeeda Wadajir

Sidaasi waxaa tartanka isaga haray degmooyinka Wadajir iyo Kaaraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here