Degmooyin galabta ka haray Tartanka iyo kuwa soo gudbay tartanka degmooyinka Gobolka Banaadir

0
23

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tartanka Degmooyinka Gobolka Banaadir aya maraya meel xiiso Badan iyadoo aay galabta ciyaareen Degmooyinka Waabari , Warta Nabada , Xamar-weyne iyo Xamar Jajab

Waabari , Warta Nabada Ciyaartooda waxaa aay kusoo dhamaatay bareejo 0-0 ah

Halka Degmada Xamar Jajab aay Dhigeeda Xamarweyne uga badisay 4-0

Sidaasi waxaa Tartanka uga haray Degmooyinka Xamar-weyn , warta nabada iyo Holwadaag

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here