Degmada Yaaqshiid oo isaga hartay T.D.Gobolka Banaadir

0
24
Baladweyne(Radio Beerlula)- Degmada Waaberi Ayaa ugudubtay Wareegga Afar dhamaadka  xili Eey Degmada Yaaqshid iskega hartay Tartanka K/cagta dagmooyinka gobalka banaadir. kadib markii aay lakulantay guul daro xanuun badan.
Ciyaarta aya kusoo dhamaatay 1-0 oo ay ku badisay Degmada waabari.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here