Yaaqshid iyo Waaberi oo galabta wada ciyaari doona sideed dhamaadka tartanka gobolka Banaadir

0
27

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaa galabta garoonka Eng Yariisow (ex Koonis Studuim ) ka dhici doono kulanka ugu horeeya ee ka tirsan wareega sideed dhamaadka Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Gobalka Banaadir.

kulankan ayaa waxaa fooda is dari doona degmooyinka kala ah Waaberi iyo Yaaqshid.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here