kulamada Caawa ilaa galabta laga ciyaarayo UEFA Europa League

0
24

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kulamo ka tirsan heerka guruubyada tartanka UEFA Europa League ayaa caawa la ciyaarayaa iyadoo qaar ka mid ah kooxaha waa weyn ee England ay dheeli doonaan.

Kooxaha Manchester United, Arsenal, Lazio, Roma iyo FC Porto ayaa ugu madax fiiqan kooxaha caawa ka soo muuqan doona kulammada koobka horyaallada Yurub.

7:55 Fiidnimo: Feyenoord vs FC Porto

7:55 Fiidnimo: Young Boys vs Rangers

7:55 Fiidnimo: CSKA Moscow vs RCD Espanyol

7:55 Fiidnimo: Saint-Etienne vs Wolfsburg

7:55 Fiidnimo: Istanbul Basaksehir vs Borussia Mönchengladbach

7:55 Fiidnimo: Wolfsberger AC vs Roma

7:55 Fiidnimo: Besiktas vs Wolverhampton Wanderers

7:55 Fiidnimo: AZ Alkmaar vs Manchester United.

10:00 Habeennimo: Arsenal vs Standard Liege

10:00 Habeennimo: Lazio vs Rennes

10:00 Habeennimo: Vitoria de Guimaraes vs Eintracht Frankfurt.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here