Valverde oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Barcelona ee ka qeyb galaya kulanka Sevilla

0
21

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tababare Ernesto Valverde ayaa u yeeray 19 xiddig ka tirsan kooxdiisa Barcelona, si ay kaga qeyb galaan kulanka ugu adag toddobaadkan horyaalka La Liga ay habeen dambe kula ciyaari doonaan naadiga Sevilla.

Liiska xiddigaha Barça uu ku dhawaaqay tababare Ernesto Valverde ayaa waxaa lagu dhex arkay daafaca garabka bidix ee Jordi Alba, kaddib markii uu si fiican kaga soo kabtay dhaawacii uu qabay, isla markaana uu helay ogolaansho caafimaad, si la mid ah da’ayarka Ansu Fati.

Haddaba liiska xiddigaha kooxda Barcelona uu ku dhawaaqay tababare Ernesto Valverde ee ka qeyb galaya kulanka adag ee Sevilla ayaa waxaa ka mid ah:

عرض الصورة على تويتر

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here