Olole indha fiiqis ah oo laga sameeyay Baladweyne

0
20

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 200 ruux oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa olole indha fiiqsi ah loogu sameeyay isbitaalka Al Riyaan.

Dr Maxamuud Axmed Maxamed Shiine oo ah dhaqatar Soomaaliyeed oo ololahan qaliinka fuliyay  ayaa talo dhowr ah u jeediyay dhalinyarada inta badan isticmaala taleefoonnada.

Qaar ka mid ah dadka indhaha loo fiiqay ayaa ka mahad celiyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here