Maamulka degmada Baladweyne oo shacabka degan hareeraha webiga shabeelle ugu baaqay inay ka foojignaadan fatahaad uu sameeyo webiga shabeelle.

0
24

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha maamulka degmada baladweyne cisman dhisoow dhuuboow ayaa bulshada magaalada  ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan nadaafada maadaama  lagu jiro xili roobaadka deyrta waxaana uu shacabka magalada baladweyne ka dalbay in la furo oo qashinka laga qaado  bulaacadaha iyo goobaha kale ee ay ka baxan biyaha.

Cisman dhicisoow dhuuboow ayaa shacabka dagan hareeraha wabiga shabeelle uga digay in ay ka foojignaadaan qatarta kaga imaan karta fatahaad uu sameeyo wabiga shabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here