Maamulka Hirshabeelle oo sheegay in dhawaan la bilaabi doono dhismaha golaha deegaanka Buula burde.

0
24

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dowladaha hoose ee hirshable maxamed cali caadle oo kusugan magaalada jowhar ayaa sheegay in wasaaradda arriimaha gudaha ay ku guuleystay dhismaha golaha deegaanka degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe islamarkana degmada labaad ee laga hirgelinayo ay noqon doonto degmada Buula burde ee gobolka Hiiraan.

Maxamed Cali Caadle ayaa sheegay in tabashada ay qaban odayaasha dhaqanka degmada Buula burde la xalin doono.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here