Qoysas ku nool degmada Baardheere oo loo qeybiyay deeq raashin ah.

0
21

Baladweyne(Radio Beerlula)- In ka badan 300 oo qoys oo danyar ah oo ka soo barakacay abaaraha ka jira deegaanada Qarileey ,Fax Fax dhuun  daarul salaam Raaxoole iyo Salagle oo ka kala tirsan gobolada Gedo iyo Jubada Dhexe ayaa duleedka magaalada Baardheere loogu qeeybiyay Deeq raashiin ah.

Warbixintan waxaa noo haya  Cabdulqaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here