Barakacayasha dhuusamareeb oo codsaday hoy ay ka galan dhicida roobka.

0
21

Baladweyne(Radio Beerlula)- Roobkii deyrta oo ka curtay magaalada dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa sameyn ku yeeshay dadka barakacayasha kuwaasoo intooda badan heysan hoy ay ka galan dhibicda roobka iyadoo qaar ka mid ah guryihii ay deganayeen ay ku soo dumeen.

Qaar ka mida ah dadka barakacayasha ee ku nool magaalada dhuusamareeb ayaa ka codsaday hay’addaha samafalka iyo maamulka Galmudug inay gurmad la soo gaaran.

Warbixintan waxaa noo haya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim Nadaara.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here