Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka oo codsaday in loo dhiso xafiisyo ay ku shaqeeyaan

0
21

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka Qaranka Xalimo Ismaaciil ayaa ka codsatay dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamul goboleedyada dalka inay kaalin weyn ka qaatan sidii guddiga uu ku heli lahaa xarumo u gaar ah oo uu ku qabto howlaha loo igmado maadaam hadda guddiga uu ku shaqeeyo xafiis ku dhax yaalla madaxtooyada Soomaaliya.

Xaliimo Ismaaciil ayaa sheegtay in maamul goboleedyada Hirshabeelle, Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Jubbaland ay siiyeen guddiga dhul islamarkana ay ku rajo weyn yihiin in loo dhiso.

Warbixintan waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here