Agaasimaha Radio Beerlula oo Sanadguurada koowaad ee idaacada uga hambalyeey shaqaalaha Radio Beerlula iyo iyo dhageeystayaasha

0
31

Baladweyne(Radio Beerlula)Cumar Yuusuf Aadan (Americo ) Agaasimaha Idaacada Beerlula ayaa waxa uu hambalyo balaaran udiray dhamaan shaqaalaha  iyo dhageystaysha idaacada beerlula meelkasto oo ay dunida kajoogaan gaar ahaan kuwa kusugan magaalada baladweyne iyo nawaaxigeeda.

Waxaa Warbxin Inoo Faah Faahinya Cabdiqadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here