Deeq lacageed oo loo qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Baladweyne

0
32

Baladweyne(Radio Beerlula)Gudiga gurmadka fatahaadaha wabiga shabelle ee Baladweyne ayaa deeq lacageed oo katimid magaalada landhan waxa ay u qeeybiyeen  400 oo qoys oo kamid ah qoysaskii ay saameysay fatahaadii wabiga shabeelle Ee Baladweyne.

Waxaa Warbixintan inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here