Freddie Ljungberg Oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhaawac Ee Hector Bellerin & Kieran Tierney

0
39

Baladweyne(Radio Beerlula)Tababaraha Ku meel gaadhka ah ee kooxda Arsenal ee Freddie Ljungberg ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawac ee xiddigaha daafaca uga ciyaara kooxdiisa ee Hector Bellerin & Kieran Tierney.

Kooxda Arsenal ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda West Ham iyaga oo gaadhay guushoodii ugu horaysay ee premier League tan ilaa bishii October.

Xiddiga Hector Bellerin ayaa ku dhaawacmay tababarkii isku diyaarinta isaga oo laga saaray liiska xiddigihii ciyaarta halka Kieran Tierney uu ka dhaawacmay gacanta qaybtii hore ee ciyaarta.

Tababaraha Ku meel gaadhka ah ee kooxda Arsenal ee Freddie Ljungberg ayaa ka warbixiyay xaalada dhaawac ee xiddigaha daafaca uga ciyaara kooxdiisa ee Hector Bellerin & Kieran Tierney.

Kooxda Arsenal ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay kooxda West Ham iyaga oo gaadhay guushoodii ugu horaysay ee premier League tan ilaa bishii October.

Xiddiga Hector Bellerin ayaa ku dhaawacmay tababarkii isku diyaarinta isaga oo laga saaray liiska xiddigihii ciyaarta halka Kieran Tierney uu ka dhaawacmay gacanta qaybtii hore ee ciyaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here