Mashruuc looga hortagayo cudurka duumada oo ka bilowday Baladweyne.

0
70

Baladweyne(Radio Beerlula)Wasaarada Caafimadka Dowllada Federaalka Soomaliya Ayaa waxay Magaalada Baladweyne Kabilowday Mashruuc Looga hortagayo Cudurka Duumada.

Waxaa Warbixintan Inoo haya Wariyaheena Cabdiqadir Cumar Ibraahin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here