Wiil dhaliyara ah oo kunool Baladweyne oo tahriib uga maarmay fursad ganacsi uu sameystay

0
87

Baladweyne(Radio Beerlula)Cabduqaadir Maxamuud waxaa uu ka midyahay dhaliyarada magaalada Baladweyne waxaa uu sameystay fursad ganacsi isaga oo magaalada ku iibiya joodariyaasha, barkimaha firaashyada iyo waxyaabe kale uu nolosha qoyskiisa ka maareyo

Waxaa Warbxintan Inoo Haysa Wariyaheena Sacdiya Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here