Baladweyne: Kooxaha Horseed iyo Hillaac oo galabta wada ciyaari doona

0
56

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Horseed iyo Hillaac ayaa galabta ku balansan kulan katirsan
tartanka isdhaxgalka bulshada oo shalay laga daahfuray xaafada
Holwadaag ee magaalada Baladweyne.

Labadan kooxood ayaa hardan ugalaya ineey soo bandhigaan qaab ciyaared
qurxoon si koox kasta ay u hiigsato ku guuleeysga tartankan.

waa kulankii ugu horeeyay ee ay ciyaaraan laban kooxood ee ka dhisan
xaafada Holwadaag.

Labada dhinac sida sharciga tartanka uu yahay waxaa u ciyari doona
dhalinyaro cuslaatay.

koox  kasto waxaa ay ciyaari doonta laba kulan oo ah minan iyo marti
si ay ugu dhawaato finaalka tartankan

Ciyaarta ayaa galabta la baasan doona 10:30 saacada geeska afrika.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here