Baladweyne: Hilaac oo u gudubtay finaalka tartanka kadib markii ay garaacday Horseed

0
131

Baladweyne(Radio Beerlula)- Kooxaha Hillaac iyo Horseed ayaa galabta ciyaaray kulan katirsan is dhaxgalka bulshada waxaana 5-2 ku badisay Kooxda Hillaac oo u gudubtay
finalka tartankan.

Galabta jimcaha ayaa la filayaa inay wada ciyaaraan kooxaha Heegan
iyo Hillaac oo ku guuleystay inay is arkaan si midkood ay ugu
guuleysto tartankan ay ciyaarayaan dhalinyarada cuslaatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here