Dhalinyaro fursado shaqo ka helay shirkadaha suuqa Onlinle Forex ee Baladweyne

0
81

Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ayaa laga hirgeliyay shirkado ka shaqeeya suuqa Onlinle ee loo yaqaano Forex, kuwaasoo fursado shaqo u abuuray dhalinyaro badan oo ka baxay jaamacaddaha Baladweyne iyo kuwa dalka.

Warbixintan waxaa noo haya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here