Kulanka looga hadlayo dardar gelinta sharciga doorashooyinka oo lagu qabtay Muqdisho.

0
55

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim {Xaliimo yarey} ayaa kulan la qaadatay guddiga aqalka sare ugu xilsaaran sharciga doorashooyinka, iyagoo ka wada hadlay dardargelinta sharcigan oo ay soo meelmariyeen golaha shacab ka Soomaaliya.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here